Ku saabsan daryeelka ilkaha af Soomaali / Om tandvård på somaliska / Översättningar

Publicerad: 2009-11-30

Qoraallada amma teksyada lagu daabaco boggan 1177.se oo dhan waxa qora oo xaqiijiya dad ka shaqeeya daryeelka cudurka, tusaale ahaan dhakhaatiir iyo kalkaaliyeyaal. Boggan waxa si wadojir ah u leh dhamman gobollada dalka oo dhan waxaan uu boggani ku deeqayaa macluumaad la xidhiidha caafimaadka iyo daryeelka cudurka.

Dowr qoraal amma teks ayaa lo turjumay luqado kale, halkanna waxa laga heli karayaa teksyo la turjumay oo la xidhiidha dhinaca daryeelka ilkaha.

Turjumaadda waxa xaqiijiyey qof leh xidhiidh dhaqan dalka luqaddan laga hadlo. Xaqiijiyuhu waxa kale oo uu khibrad u leeyahay daryeelka ilkaha ee Sweden.

Daabac oo faafi qoraalladan amma teksyadan.

 

Ilkaha cadayo / Borsta tänder
Caday ilkaha carruurta/ Borsta tänder på barn
Daryeelka ilkaha ee Sweden – waa sidee? / Tandvård i Sverige – vad gäller?